This is a cached version of https://so.wikipedia.org/wiki/Bogga_Hore from 2/28/2026, 3:25:50 PM.
Wikipedia
Gudniinka Fircooniga (Af Ingiriis : Female genital mutilation; Af Carabi: ختان الإناث) (sidoo kale loo yaqaano Fircooni) waa goynta meel ka mid ah xobinta taranka dumarka gaar ahaan Kintirka waa caado dhaqameed soo jireen ah ee ka jirta Soomaaliya.
Jump to content Ka Wikipedia Ku soo dhawoow Wikipedia Soomaaliga Waa Insaykalobeedhiya xor ah oo qof walba wax ka beddeli karo. Waxaan haynaa 10,426 maqaallo Afsoomaali ah. Ramadan Kariim! Bisha barakaysan ku xuso adigoo ka qayb qaadanaya kobcinta Wikipedia Soomaaliga, oo baro sida aad uga mid noqon karto dhismaha aqoonta. Maqaal Xul ah Sawir muujinaya qaab dhismeedka xobinta taranka ee dunarka Gudniinka Fircooniga (Af Ingiriis : Female genital mutilation; Af Carabi: ختان الإناث) (sidoo kale loo yaqaano Fircooni) waa goynta meel ka mid ah xobinta taranka dumarka gaar ahaan Kintirka waa caado dhaqameed soo jireen ah ee ka jirta Soomaaliya. Gudniinka waxa uu meesha ka saaraa qeyb ka mid aha xubinta taranka dumarka, sida macaga aa laga arko caadadaan waxay Soomaaliya ka soo gaartay faraaciintii, kuwaas uu gudi jiray gabdhaha inta ay yeryihiin. Dalalka gudniinka laga sameeyo way ku kala duwanyihiin qaab gudniinka hadba dal, Soomaaliya waxaa la gudaa gabdhaha marka ay afar sano soo gaaraan, gudniinka waxaa loo adeegsadaa sakiin ama middii oo ay suuragal tahay in aan la nadiifin. Caadadan waxaa soo bandhigtay Waris Diiriye, oo ah moodel caan ah ila markaana noqotay safiirka gaarka ah ee Sanduuqa Dadweynaha ee Qaramada Midoobay (1997-2003). Si waafaqsan dhaqanka Soomaalida ee maxalliga ah, iyada oo ilmo ah ayay hooyadeed ku samaysay Fircooniga. Sida lagu sheegay warbixin, inta u dhexeysa sideed ilaa toban milyan oo haween iyo gabdho ah oo ku nool Bariga Dhexe iyo Afrika ayaa halis ugu jira in lagu sameeyo gudniinka Fircooniga. Xitaa dalka Mareykanka, qiyaastii 10,000 oo gabdhood ayaa halis ugu jira. Dhibaatooyin badan oo la ga la kulmo gudniinka fircooniga, sida dareenka qofka oo yeraada, caadada oo aan uga imaan si quman, dhalamada oo dhib ku ah iyo dhiigbax. (SII AQRI) Maqaallo Xul Ah Waa maxaay Wikipedia ? ---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani. Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada. Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo dheeraad... Maqaal abuur Sawirka Maanta Marka . Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah Xusuusta Wikipedia Maanta Oo Kale Taariikhdu Maata Waa 27 Febraayo 2026 Isuduwaha Waqtiga Caalamiga (UTC) – Hagaaji Bogga Xusuusta dhacdooyinka maanta Xusuusta Dhacdooyinka Maanta : Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan Maahmaahyo waxaa la yiri aqoon la'aan waa iftiin la'aan maahmaayada oo dhameystiran Qeybaha maqaalada Wikipediaha Cilmiga aanan sayniska ahayn Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada Siyaasad iyo bulsho Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha Diin Diimaha · Mutolojiyada Hiddo iyo dhaqan Gabayada · Filimaanta · Muusig Saynis Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis Teknooloji Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada Ciyaaraha iyo madadaalada Teleefishinka · Ciyaaraha Kuwa kale Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan: WikiQaamuusQaamuus WikikirjastoBuugaag bilaash ah WikisitaatitSitaattikokoelmia WikiaineistoVapaiden tekstien arkisto WikispeciesLajien luettelo WikinewsWarrarka CommonsFeylasha guud Meta-WikiHagida guud ee mashruucyada Wikimedia Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan. 1,000,000+ maqaalo العربية Deutsch Español فارسی Français Italiano Nederlands 日本語 Polski Português Русский Svenska Українська Tiếng Việt 中文 250,000+ maqaalo Bahasa Indonesia Bahasa Melayu Bân-lâm-gú Български Català Čeština Dansk Eesti Ελληνικά Esperanto Euskara עברית Հայերեն 한국어 Magyar Norsk bokmål Română Simple English Slovenčina Srpski Srpskohrvatski Suomi Türkçe Oʻzbekcha 10,000+ maqaalo Soomaaliga پښتو Yorùbá گیلکی Kurdî Gaeilge ChiTumbuka Boarisch Runa Simi Alemannisch Fulfulde Scots سنڌي ChiShona Igbo Kotava Liij Walon Dagbanli Nordfriisk Zazaki Napulitano Volapük Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Bogga_Hore&oldid=202256" Qeybta: Bogga Hore 41 languages العربيةБългарскиCatalàCebuanoČeštinaDanskDeutschEnglishEsperantoEspañolEestiEuskaraفارسیSuomiFrançaisעבריתHrvatskiMagyarBahasa IndonesiaItaliano日本語Қазақша한국어LietuviųBahasa MelayuNederlandsNorsk bokmålPolskiPortuguêsRomânăРусскийSlovenčinaSlovenščinaСрпски / srpskiSvenskaTürkçeУкраїнськаTiếng ViệtVolapükWinaray中文 Raadi Bogga Hore 41 languages Hadal ku dar