Poick

This is a cached version of https://so.wikipedia.org/wiki/Qaamuus from 2/28/2026, 3:59:56 PM.

Qaamuus - Wikipedia

Qaamuus (Af Ingiriis : dictionary; Af Carabi: قاموس) waa ereyo badan oo la soo ururiyay kuwaasi oo luuqad (ama af) ku turjumaya luuqad kale. Sida caadiga ah, qaamuusku wuxuu u habaysan yahay nidaamka alifbeetka; taasi oo ka bilaabanta xarafka koowaad ee luuqadaasi.[1]

Jump to content Ka Wikipedia Sidoo kale eeg: Insaykalobeedhiya Noocyo kala duwan oo Qaamuus ah. Qaamuus Af-Carabi Qaamuus (Af Ingiriis : dictionary; Af Carabi: قاموس) waa ereyo badan oo la soo ururiyay kuwaasi oo luuqad (ama af) ku turjumaya luuqad kale. Sida caadiga ah, qaamuusku wuxuu u habaysan yahay nidaamka alifbeetka; taasi oo ka bilaabanta xarafka koowaad ee luuqadaasi.[1] Qorista iyo diyaarinta qaamuus waa shaqo aad u badan oo qaadata wakhti iyo maal; waxaana maanta dunida jira qaamuusyo badan oo isku fasira labo ama dhowr luuqadood. Tusaale ahaan, waxaa jira Qaamuuska Af Soomaaliga iy Ingiriiska, iyo kuwo kale oo badan.[2] Sharaxaad Qaamuusku waa buug erayga ama luqadaha fasiro. Sidoo kale, waxoo kuu fasiraa ama kuu turjumaa, luqadaha kale. badanaa qaamuusyaasha waxaa lagu tixay, alifbeetada, si oo u fududaado, radinta xarafka aa raadineesid. Sidoo kale fiiri bogagan Qaamuus Soomaali-Ingriis-Soomaali Archived Agoosto 30, 2010 // Wayback Machine Qaamuus Soomaali Archived Oktoobar 9, 2011 // Wayback Machine Soomaali - Français - Soomaali Qaamuus Soomaali - Français Archived Oktoobar 9, 2011 // Wayback Machine Mohammed Ali Farah / Dietmar Heck Somali Wörterbuch Deutsch-Somali / Somali-Englisch-Deutsch Qaamus Jarmal-Soomaali Qaamus Soomaali-Ingiriis-Jarmal Mohammed Ali Farrah; Dietmar Heck © Helmut Buske Hamburg 1990/2009 (1990: ISBN 3-87118-939-1 2009: ISBN 978-3-87548-055-9. (www.buske.de) Archived Agoosto 12, 2011 // Wayback Machine soomali - Ingiriis - talyaani Archived Agoosto 9, 2010 // Wayback Machine qaamuus Af-esperanto - Af-soomali Archived Abriil 19, 2012 // Wayback Machine ttt - www - Qaamuus/vortaro : www. reta-vortaro.de - 61 af a, b, c, lernu.net (“Pri la Fundamento“) sawir/qaamuus "bildvortaro", vortaro (30 af /(lingvoj)) Archived Luuliyo 3, 2010 // Wayback Machine qaamuus - sawir / qaamuus bildvortaro Archived Jannaayo 28, 2012 // Wayback Machine Liland Brajant ROS Liland Brajant ROS’ - Qaamuuska Af-Soomaali- Af-Esiperaanto Archived Oktoobar 6, 2013 // Wayback Machine Qaamuus[xiriiriye dhintay]: Krause Esperanto- Deutsch (Jarmal), © Helmut Buske Hamburg 1999 ISBN 3-87548-193-3 www.buske.de Qaamuus Archived Agoosto 19, 2011 // Wayback Machine,Krause Deutsch (Jarmal)-Esperanto © Helmut Buske Hamburg 2007 ISBN 978-3-87548-466-3 www.buske.de Soomaali iyo 36 luqadood oo kale, arjiga bilaashka ah Tixraac ↑ Webster's New World College Dictionary, Fourth Edition, 2002 ↑ Nielsen, Sandro; The Effect of Lexicographical Information Costs on Dictionary Making and Use, Lexikos 18, issn 1684-4904, 170–189 Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah. Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Qaamuus&oldid=277093" Qeybaha: All articles with dead external linksArticles with dead external links from Bisha Todobaad 2025Articles with invalid date parameter in templateGumudQaamuusLuuqadQeybta qarsan: Pages using ISBN magic links Raadi Qaamuus 162 languages Hadal ku dar